Jigjiga oo maanta bandow ah!

Jigjiga oo maanta bandow ah!

Magaalada Jigjiga ayaa maanta waxaa ka hirgalay bandow lagu soo rogay taxadar laga taxadarayo faafka cudurka COVID-19 darti.

Ciidanka ammaanka ayaa amar lagu siiyey inay suuqyada rawixiyaan oo meheradaha dhammaantood xidhaan.

Dawladda Deegaanka ayaa amar ku bixisay in bulshadu aysan isugu imaan doonin suuqyada magaalada Jigjiga illaa amar danbe.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com