Jowhar: Jadwalka doorashadda Madaxweyanah Hiirshabeele oo la soo saaray

Jowhar: Jadwalka doorashadda Madaxweyanah Hiirshabeele oo la soo saaray

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa maanta la soo saaray.

Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ansixiyay Guddiga doorashada uu maalin ka hor uu magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Jadwalka doorashada ayaa u dhigan sidan 8 bishan November illaa 9 bishan ayaa ah qabashada araajida Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, waxaana hadal jeedinta Musharaxiinta ay tahay 10 bisha November.

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa dhici doonta maalin Arbaco oo ku beegan 11 bisha November.


Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com