JOWHAR: Xildhibaano katirsan baarlamaanka Hirshabelle oo qarax ku dhaawacmay

JOWHAR: Xildhibaano katirsan baarlamaanka Hirshabelle oo  qarax ku dhaawacmay

Labo xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka hirshabelle ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay goordhow magaalada Jowhar.

Qaraxan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay mid ka mid ah nabadoonada magaalada Jowhar.

Xildhibaanada ku dhaawacmay qaraxan ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cumar Maxamed Cumariyo Yuusuf Cabdikariin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com