Jubbaland oo dacwad ka dhan ah Ethiopia u gudbisay Ergeyga QM ee Soomaaliya( Akhriso)

Jubbaland oo dacwad ka dhan ah Ethiopia  u gudbisay Ergeyga QM ee Soomaaliya( Akhriso)

Maamulka Jubbaland ayaa cabasho ka dhan ah dowlada Ethiopia u gudibiyay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay dalka Soomaaliya David Swan.

Qoraal uu ku saxiixnaa Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac ayaa lagu sheegay in dowlada Ethiopia ay ku soo xadgudubtay deegaano ka mid ah gobolka Gedo ayna ka qafaalatay mas’uuliyiinta illaa saddex degmo oo ka tirsan Gedo.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com