War qoraal ah oo kasoo baxay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa looga dalbaday Madaxweynaha uu waqtigiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu raaligalin ka bixiyo weerarkii lagu qaaday hoteelka ay deganaayeen labo Madaxweyne oo hore.
Jubbaland ayaa ka hadashay arimaha doorashooyinka ee dalka.
Akhriso.
COMMENTS