Jubbaland oo ka hadashay Nabadoon Caawa lagu dilay Kismaayo ( Daawo )

Jubbaland oo ka hadashay Nabadoon Caawa lagu dilay Kismaayo ( Daawo )

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa ka tacsiyeysay dilkii caawa magaalada Kismaayo loogu geystay Xaaji Siciid Ciise Cabdi oo kamid ahaa ganacsatada Jubbaland.

Afhayeenka wasaaradda amniga Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaana dadka Jubbaland uga tacsiyeeyey dilka ganacsadaha.

Afhayeenku wuxuu sheegay in laamaha amniga Jubbaland ay wadaan baaritaanno lagu baadigoobayo dhagarqabeyaashii ka dambeeyey dilka.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com