Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay fara galinta siyaasadeed iyo khal khal galinta amni ee ay dawladda federaalka dalka ka wado gobolka Gedo,sidaas ayaa lagu yiri warqad ka soo baxday gordhawyd Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe.
Hoos ka akhriso.
COMMENTS