Jubbaland,”Maamul Ayaan u Samaynaynaa Deegaamada Laga Saaray Alshabab” (DHEGAYSO)

Jubbaland,”Maamul Ayaan u Samaynaynaa Deegaamada Laga Saaray Alshabab” (DHEGAYSO)

Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbalnd Maxamed Cabdi Kaliil oo warbaahinta kulahadlay maanta magaalada kismaayo ayaa sheegay in maamulka Jubaland uu wado dadaalo ku aadan sidiii maamul loogu samayn lahaa meelaha laga xoreeyay Al-shabaab.

Dhanka kalena, wasiirka ayaa sheegay inay jiraan howlgalo ballaaran oo ay wadaan ciidanka Jubbaland si ay Alshabaab uga saaraan deegaamada wali gacantooda kujira.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com