Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa si rasmi ah uga furmay kal-fadhigii 22aad ee golaha deegaanka degmada Garoowe.
Munaasabadda furitaanka waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka socda golayaasha dowladda Puntland, maamulka gobolka kan degmada, xildhibaanada golaha deegaanka, Isimo iyo qaybaha bulshada.
Dhegayso
SAWIRRO
COMMENTS