Waxaa maanta ka furmay Bosaaso Kal-fadhiga 32 ee Golaha degmadda Bosaaso.
Kal-fadhiga waxaa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dumuqraadiyada Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad,Taliyaha qaybta ,Maamulka Gobalka Bari & Masuuliyiin ka tirsan Puntland.
Ugu horeyn duqa degmadda Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka hadlay waxaa u qabsoomay Maamulka dowladda Hoose & Mashaaricda ay hirgaliyen.
COMMENTS