Waxaa ka furmay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland kalfadhiga 41aad ee golaha wakiilada ee Puntland, kaasi oo uu goob joog ka yahay madaxwaynaha Puntland iyo goloyaasha xukuumadda ee kale duwan.
Kalfadhigan ayaa uga duwan kalfadhiyadii hore, isagoo kusoo beegmay waqti xaasaasi ah oo ay Puntland ku doonayso inay kusoo celiso dhulka ka maqan Puntland ee gobolka Sool, iyadoo hadda ay is horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland.
COMMENTS