Bilaha sagaalaad iyo tobonaad waa xiliga ay bilowdaan bad furanka ,kaluumaysataduna ay si caadi aha nolol maalmeedkooda ay uga raadsadaan badda.
Nolosha in badan oo ka mid ah shacabka Puntland ayaa ku tiirsan wax soo saarka badda, inkastoo muddooyinkii ugu dambeeeyay saamayn xoogan ay kasoo gaartay doonyaha si sharci darada uga kalluumaysta biyaha Soomaaliya gaar ahaana Puntland.
Hadaba Maxamed Siciid Maxamuud oo ka mid ah kalluumaysatada deegaanka Xaabo oo katirsan magaalada Caluula ayaa u waramay Xasan Heykal.
COMMENTS