Kaluumaysatada gobolka Bari ayaa maanta markale loo furay wajigii labaad ee Tababarka qalabka bad baadada bada ee looga hortago qataraha bada ka soo wajaha kaluumaysatada .
Tababarkan ayaa waxaa iska kaashanaya wasaaradaha kala ah, kaluumaysiga iyo Dekedaha .
Hadaba wariye Xasan Heykal oo ka qayb galay furinaakii Tababarkan ayaa warbixintan ka diyaariyay.
Dhwgayso.
COMMENTS