Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab oo maanta Waraysi gaar ah siiyay manta radio Daljir, ayaa sheegay in kaluumaystada gobolka Gardafuu ay hakiyeen shaqadii kaluumaysiga maadaama laga cabsi qabo in dabaylaha ku soo wajahan gobolka ay saameyn ku yeeshaan shaqadii kaluumyasiga .
Hay,ada maaraynta masiibooyinka Puntland ayaa dhawaan uga digtay kaluumysatada Puntland in ay ka fogaadaan goobaha ay dabayshu ku soo wajahantahay kana aruursadaan qalabkooda.
Halkan ka dhegayso.
COMMENTS