Kaluumaysatada degmadda laasqoray ee Gobalka Sanaag ayaa cabasho waaxa ay ka muujiyeen go’aano dhawaan ay soo saartay Wasaarada kaluumaysiga Puntland taas oo ahayd in aan ladaban karin kaluunka loo yaqaan indha buurka iyo shabaagaha caaga ah.
Hadaba Muuse maxamuud maxamed waxa uu kamidyahay kaluumaysatada laas qoraya Daljir ayuu la soo xiriiray waxaana wariye faadumo daahir dagan ayuu ugawaramay waxa ay ka cabanayaan oo uu idaacada ula soo xiriiray
dhegayso Waraysiga
COMMENTS