Kaluumaystada degmada Gumbax ee gobolka Bari oo maanta la soo xiriirtay Radio Daljir ayaa ka cabanaya dhibaatada ay kala kulmaan maraakiibta jariifka ah oo sida sharcidarada ah uga kaluumaysaya xeebaha Puntland.
waxa ay sheegeen in shabaagtii iyo dhamaan qalabkii ay ku shaqaysan jireen ay kala tageen maraakiibtaasi.
kaluumaysatada waxa ay sidoo kale ay Daljir usheegeen in ay cabsi xoogan ay ka qabaan in hadii jariifkan uu sii socdo ay ka dilaaci doonto falalkii burcad badeeda.
wariye Xasan Heykal ayay uwarameen.
COMMENTS