Maraakiib iyo doonyo kalluumaysi oo ajaanib ah ayaa xiligaan ku sugan degmada B/bayla ee gobolka Karkaar, kuwaasi oo ishortaag ku sameeyey kalluumaysatada iyo dadka ka shaqaysta aargoostada inay badda u shaqo tagaan.
dadka degaanka oo la soo xiriiray Radio Daljir ayaa sheegay in dhibaato xoogan ka haysto inay xeebahas u kaluumaystaan maraakibta jiriifka.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS
Radio daljir shaqo fcn baa haysa jasaa ika allh