Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqabatayn saarayo gobolada Sanaag iyo Sool.
Axmed Karaash ayaa ku tilmaamay wax lala yaabo oo khibrad darro maamul ah in Muuse uu warqad codsi ah u diro hay’adaha samafalka, gobolkana uu ku tilmaamo mid aan amnigiisu sugneyn.
COMMENTS
War nimanyoh hadeer inagii baynu nahaye was in runta laysu sheega
Muuse biixi wuxu ogolyahay inuu bixiyo lacag iyo mashaariic lagu huremarinyo sanaag iyo soil
Puntland maxay diyaaay
Mise lacagtu ma soo dhaafto
Garoowe iyo qardho
Iyo bosaaso