Maxaa kajira isbitaalka Bosaso in laga sameeyey xarun dadka Coronavirus uu kudhaco ladhigo?
Talaalka Astrazeneca ee Puntland lasoo gaarsiiyay sabab ma u yahay geerida dad badan oo qaatay?
Kharashaadka baaritaanka Coronavirus ee dadka dhoofaya sidee loo maareeyaa?
Xaaladda Oxygen la’aanta Puntland ?
Su’aalahaas iyo kuwa kalle kaga bogo waraysi gaar ah oo aan la yeelanay wasiirka caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan.
COMMENTS