Khasaare hantiyeed oo ka dhashay roob dabayl watay oo ka da’ay degmada Iskusguban ee Gobolka Bari

Khasaare hantiyeed oo ka dhashay roob dabayl watay oo ka da’ay degmada Iskusguban ee Gobolka Bari

Ilaa afartan guri ayaa ku burburay roob dabaylo watay oo caawa ka da’ay deegaanka Xiriiro oo katirsan degmada Iskushuban ee gobolka Bari oo Bosaso ujirta 246km.
Jaylaani Maxamed Ismaaciil, isku duwaha wasaaradda deegaanka ee gobolka Bari ayaa Daljir u sheegay in roobka uu gaystay khasaaro kalle oo hantiyadeed balse aan la hayn xog rasmi ah.

Roobka dabaylaha watay ayaa bilowday salaaddii Makhrib, dadkuna waxay garan la’yihiin goob ay ku hoydaan, waana duufaan xoogan ayuu yiri isku duwaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com