Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa wasiirka warfaafinta ee dolwadda faderaalka u magacaabay wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ahaa wasiirkiisii ganacsiga iyo warshadaha, saacado kadib iscasilaaddii wasiirkii hore.
Khayre ayaa sidoo kalle xilka wasiirka ganacsiga iyo warshadaha u magacaabay Eng. C/llaahi Cali Xasan, oo isku beel kasoo jeedaan wasiirkii warfaafinta ee is-casilay.
COMMENTS