Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shirgudoomiyey Shir lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee dhinacyada Samafalka adeegyada hormarinta iyo ammaanka ee Jubbaland.
Shirkan oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa diirada lagu saari doona hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha Jubbaland iyo taakulada Dowlada Turkiga ay ka gaysan karto sidii loo hormarin lahaa si gaar ah dhismaha Magaalooyinka adeegyada Caafimadka Waxbarashada kaluumaysiga xoolaha iyo beeraha.
Xafiiska Warfaafinta Jubaland
Masawirada Kulanka hoos ka daawo
COMMENTS