Khilaaf ka taagna degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo la soo afjaray (dhegayso)

Khilaaf ka taagna degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo la soo afjaray (dhegayso)

Khilaaf dhanka Maamulka ah oo mudooyinkii lasoo dhaafay ka taagnaa deegaanka Balibusle ayaa maamulka gobolku uu soo afjaray.

Kulan lagu qabtay deegaanka Balibusle ayaa lagu soo bandhigayey soo ajarida khilaafkan waxaana sidoo kale lagu faray maamulka cusub inay sii wadaan shaqada deegaanka Halsano oo maamulkan uu Sharciyad u haysto inuu ka shaqeeyo Deegaanka.

Qaar kamid ah waxgaradka degaankaas oo goobta hadalo ka jeediyeey ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray soo gabagabaynta khilaafkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com