Khilaafka Galmudug oo meeshii ugu sareyeey maraya (daawo)

Khilaafka Galmudug oo meeshii ugu sareyeey maraya (daawo)

Waxaa cirka isku shareeray Xiligan khilaafkii u dhaxeyeey Madaxda ugu saraysa Maamulka Galmudug,iyado warsaxafadeedyo iska soo horjeeda ay soo sarayeen garabyadda Cadaado iyo dhuusomareeb.

garabka uu hogaaminayo Axmed Ducaale Xaaf ayaa warsaxafadeed ay soo sareen ku sheegay in dowladda Farmaajo ay hurinayso khilaafka,isla markaana ay doonayso burburka Galmudug.

Hoos kadaawo Warsaxafadeedka Galmudug

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com