Guddomiyihii hore ee Dallada aan dowliga aan ahayn ee PUNSA Nuur Shire Cisman oo Radio Daljir waraysi siiyay ayaaa ka hadalay khilaafka ka dhexeeya madaxda dowlada soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada
Nuur Shire ayaa sheegay in dastuurka qabyo qoraalka ee soomaaliya ay wax ka khaldanyihiin taasina ay keentay in uu yimaado khilaahka iminka jira
Wuxuu kaloo ka hadlay sida xaalwaara looga gaari karo muran siyaasadeedka jira
Shafici Cabdulkadir Warsame ayaa warsaytay
COMMENTS