Khilaafka Wasaarada Gargaarka DFS oo sii xoogeystay

Khilaafka Wasaarada Gargaarka DFS oo sii xoogeystay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa si rasmiya u xaqiijiyay in ay jirto Cabashada 16 shaqaale ah oo ay ka gudbiyeen Wasiir Gargaarka DFS Khadiijo Maxamed Diiriye.

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maraynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in 16-kii shaqaale ah Wasaaradda looga eryay sifo sharci-darro ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com