Khudabdii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Shirka wadatashiga [DHAGAYSO]

Khamiis, Abriil 30, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo madasha ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa ayaa sheegay in xalka Soomaaliya uu gacanta ugu jiro Soomaalida ,waxaana uu soo hadal qaaday arimo ay kamid yihiin  maamul u samaynta gobollada dalka ,qaybsiga deeqaha dibadda laga helo iyo in dalka loo diyaariyo ciidamo qaran.

 

Dhagayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com