Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii 40 aad ee Barlamaanka Puntland ,waxaana ku sugna madasha Gudoomiyahasa Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ,iyo kan Puntland,
Madaxweyne Gaas ayaa ka hadlay Waxqabadka xukumadiisa dhinacyada Dhaqaalaha ,Cafimaadka,Amaanka iyo Hormarka Puntland ,isago ka shekeyeey dhowrkii sano ee ay jirtay Xukumadiisa waxyaabaha ay ku guulaystay,
dhegayso khudbada Madaxweynaha oo dhan
COMMENTS