Madaxweyn Axmed Madoobe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kana soo degay magaalo madaxda Kismaayo kaddib ka qaybgalkii shirkii London ee arrimaha Soomaaliya.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa saxaafada uga warbixiyey qodobadii ugu muhiimsana ee shirka London.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
axmed madoobe waa maxwayne badanaba shacabka runta u sheega waayo siyaasigu maaha hogaamiye beenlow ah ee waa midka bulshada jaheeya shirka London’s mihimiyad wyn umahayn dadka somaliyeed ee waxaa u muhiim u ahaa dawlada engiriska
waxan u mahadcelin warbaahinta daljir.com
iyo shirkada golis my realicod is golistelecom
soo dhawoow madax weyne