Kismaayo: xildhibaan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda dhallinyarada ee Jubbaland ahna (Dhegaysi)

Kismaayo: xildhibaan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda dhallinyarada ee Jubbaland ahna (Dhegaysi)

Faadumo Cali Cabdikariin, waa xildhibaan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda dhallinyarada ee Jubbaland, doorar kala duwan ayay bulshada ugu shaqaysaa, waxayna siyaasadda kaga soo biirtay u qareemidda dhallinyarada iyo u hadalka haweenka, Faadumo waxa ay ku nooshahay Kismaayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com