Koob Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Nugaal oo ka furmaya Mire Awaare Studium (dhegayso)

Koob Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Nugaal oo ka furmaya Mire Awaare Studium (dhegayso)

Garoonka kubbadda cagta Mirre Awaare Jaamac waxaa galabta ka furmi doona tartanka kubbadda Cagta oo loo qabanayo  degmooyinka Gobolka Nugaal.
Degmooyinka ka qayb-galaya tartanka waxaa loo qaybiyay labbo group oo min saddex ah waxaana shanta degmo weheliya Barakacayaasha koox ka socota.
Tartankaasi ayaa waxaa lagu furayaa degmooyinka Garoowe iyo Goddob-jiraan .
Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta gobolka Nugaal Cabdikariim Maxamed Aw nuur oo kamid ah qaban qaabiyayaasha tartankaasi ayaa wariye Axmed Sheekeeye uga warramay tartanka maanta furmay .
Sidoo kale Guddoomiyayaasha ciyaaraha ee degmooyinka gobolka nugaal aya dhankood aka hadlay ciyaaraha furmay .

 

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com