Ciidamada Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammanka waxa ay ka wadaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed.
Taliyaha Ciidamada Booliska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Shiine Macalin Nuur oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in had iyo jeer sameeyaan howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka.
Howlgalladaan ayaa ku soo beegmaya xilli dhowaan madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay inay dalka Alshabaab kaga sifayn doonaan muddo labo sano gudohood ah.
COMMENTS