Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku toogtay magaalada Muqdisho rag hubaysan oo lasocday gaari yar oo nuuca raaxada ah.
Gaariga ayaa la sheegay inuu rasaas ku furay gaari ciidamada ay wateen nooca qoryaha saaran, waxaana jawaab ay ciidamadu bixiyeen ay ku dileen laba ka mid ah kooxihii gaariga lasocday, iyadoona darawalkiina uu baxsaday.
Gaariga ay wateen kooxdii hubaysnaa ayaa yaala isgoyska Saybiyaan ee duleedka Muqdisho, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in lagu tuhmayo inay yihiin kooxo dilal ka gaysta xaafadaha magaalada Muqdisho oo ku socda gawaari nooca raaxada ah.
COMMENTS
IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
—————.
I=ISRAEL
S=SECRET
I=INTELLIGENCE
S=SERVICE.
—————.
ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100% HE WAS MOSSAD AGENT, ISN’T MOSLIMS, SURE.