Ugu yaraan 24 qof ayaa la dilay kadib markii koox hubeysan ay weerareen kaniisad ku taala Waqooyiga dalka Burkina Faso.
Weerarka ayaa dhacay xili ay dadka heysta diinta masiixiga ah ay ku cibaadeysanayeen kaniisadda sida ay xaqiiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Burkina Faso
Dowladda Burkina Faso ayaa dagaal xoogan kula jirta kooxo isu magacaabay jihaadiyiin, kuwaasi oo weeraaro xoogan ka geysta gudaha dalka.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
COMMENTS