Maamul goboleedka Puntland ayaa amaro kasoo saaray urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq, iyadoona kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland lagu faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.
HOOS KA DHEGAYSO WARBIXIN CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN
COMMENTS