Korneel Caarre ayaa sheegay in jabhadda kacdoonka Somaliland ay saldhigii labaad ka furatay gobolka Sanaag. Saraakiisha jabhadda waxa kale oo ay ku dhawaaqeen in xafiis siyaasadeed ay ka furayaan caasimadda Puntland ee Garoowe.
Shirka jaraa’id ee Korneel Caarre iyo saraakiisha hawlgalada gobolka sanaaga hoos kaga bogo.
COMMENTS