Magaaladda Dhuusomareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu tageerayo Midowga Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna,iyado ay ka qayb galeen Masuuliyiin kala duwan oo labada dhinac Matalaya.
Warbixintan Waxaa inoo diyaariyaay Wariye Cabdulqaadir Irshaad
COMMENTS