Kulan looga hadlayaay Arrimaha doorashooyinka oo Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Kulan looga hadlayaay Arrimaha doorashooyinka oo Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Kulan looga hadlayey Arimaha doorashooyinka oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho ayaa mid kamid ah ay ka sheegtay inay lagama maarmaan tahay in lasoo nooleeyo Bachadyada lagu Barto Afka Soomaaliga kaasoo dadka waa weyn wax lagu barayo.

Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka dawlada federalka Soomaaliya Xaliimo Ismaacil ( Xaliimo Yaray ), ayaa Bulshada ka codsatay inay qayb ka noqdaan dib u hagaajinta Waxbarashada dadka waaweyn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com