Kulan looga hadlayaay dhismaha wadada Caluula iyo Kala bayr oo laso gabagabeyay (dhegayso)

Kulan looga hadlayaay dhismaha wadada Caluula iyo Kala bayr oo laso gabagabeyay (dhegayso)

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari ayaa shalay waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan looga arinsanayay dhismaha wadada Caluula iyo kalabeer .

kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka gobolka bari, kan degmada isimada dhaqanka, xildhibaano, iyo sidookale gudoomiye yaasha 11 degmo oo ay wadadani dhexmari doonto.

Hadaba waxyaabihii ka soobaxay shirkan waxaan ka waraysanay Gudoomiyha degmada Ufayn ee gobolka bari Cali jaamac jibril oo ah degmadii shirkan martigalisay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com