Wasaaradda deegaanka, daaqa iyo duurjoogta dowladda Puntland ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ku qabatay kulan looga arrinsanayey ilaalinta daaqa iyo deegaanka, waxaa warbixin arrintaasi ku saabsan inoo haya Maxamuud Nadiif Shire.
DHEGAYSO
COMMENTS