Kulan Waddatashi ah oo lagu qabtay Magaaladda Qardho

Kulan Waddatashi ah oo lagu qabtay Magaaladda Qardho

Kulan looga Arin sanaayo hormarinta xaafadaha Qoryacad iyo Wada jir ee Qardho ayaa lagu qabtay magalada Qardho gaar ahaan Dugsiga hoose dhexe ee Qardho.

kulankaasi waxaa ka qeyb-gallay maamulka degmada qardho taliska saldhiga bartamaha Qardho gudomiyaasha lamaha xaafadahasi iyo bulshada degan xaafadaha Qoryacad iyo Wada jir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com