Ajendaha kulanka Xildhibaanada ee maanta ayaa waxaa uu ku saabsan yahay Saddex qodob oo kala ah.
1- U Codeynta Xubin Magacaaban ee Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka.
2- Akhrinta 2aad Hindise Sharciyeedka Dakhliga.
3-Akhrinta 1aad Dib Ugu Noqashada Miisaaniyada 2019.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maalintii Sabtida aheyd Akhrinta Koowaad marsiiyay Heshiiska Khuseeye Ilaalinta Hidda Dhaqameedka & Midka Dabiiciga.
waa kulankii labaad kalfadhigiisii 6aad ee baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku yeeshaan Xaruntooda Cusub ee Villa Hargeysa oo ku dhex taalla Madaxtooyadda Qaranka.
Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.
COMMENTS