Kulanka maanta ee Golaha Aqalka sare oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa ka doodista iyo su’aallo weydiin Hindise-sharciyeedka la dagaalanka musuq- maasuqa, waxaana goobjoog ahaa Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Warbixintan waxaa muqdisho kaso diray wariye cabdiraxmaan waabero
COMMENTS