Kuuriyada Waaqooyi ayaa sheegtay in gantaalkii ay tijaabisay Axaddii uu ahaa nooc cusub oo awood u leh inuu xambaaro madax wayn oo nukliyeer ah.
Gantaalkan ayaa sare u kacay 2,000km kuna dhacay meel 700 oo mitir jirta oo ka mid ah galbeedka badda Japan.
SAWIRRO
COMMENTS
wllhy arinta khatar weye aduun waynaha oodhan waysaamay kartaa
Kuuriyada Waqooyi wa in cunaqabateen dhan walba ah lasaaro si ayay u joojiso