Laamaha Ammaanka Gobolka Bari oo U Digey Masoomayaasha (dhegayso)

Laamaha Ammaanka Gobolka Bari oo U Digey Masoomayaasha (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka bari Cabdixakiin yuusuf Xuseen oo Maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa kahadlay digniina udgu iray dadka xiliga bisharamadaan xaaraanta karsada amaba iibiya.

Taliyaha ayaa dhanka kale kahadlay xubno katirsan daacish oo la sheegay in ay Puntland isku soo dhiibeen, Hadaba Taliya Waxaa waraystay Wariye xasan heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com