LAASCAANOOD: Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa Maanta Ergeyga Arrimaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Maamulka SSC-Khaatumo u magacaabay Dr. Cali Xaaji Cige.
Laascaanood: Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo magacaabay Ergeyga Arrimaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Maamulka SSC
COMMENTS