LAASCAANOOD: Mahadhooyinka maalmihii adkaa ee Laascaanood, Bilowga taxanayaasha maalmihii adkaa i

LAASCAANOOD: Mahadhooyinka maalmihii adkaa ee Laascaanood, Bilowga taxanayaasha maalmihii adkaa i

LAASCAANOOD: Mahadhooyinka maalmihii adkaa ee Laascaanood, Bilowga taxanayaasha maalmihii adkaa iyo Gaylame Caaqil Abshir Cabdicasiis Sh Maxamuud oo ahaa Guddoomiye kuxigeenkii Guddigii Aaya katalinta SSC, Marxalado midiba mid ka adkayd ayuu kaga waramaya taxane 3 qaybood le ah oo aan ka qaadnay.

Waa bilowga 20 Waraysi iyo 2 Warbixinood oo aan ku iftiimin doono wixii dhacay December 2022 ilaa August 2023.

Khadar Awl Ismail

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com