Xuska 26ka Juun oo Laascaanood si wayn looga xusey, waxaana ka qaybgalay maamulka SSC-Khaatumo, hoggaanka ciidamada difaaca iyo bulshada Laascaanood. Waa markii ugu horraysay oo Laascaano laga xuso maalinka xorriyada Soomaaliya tan iyo sannadkii 2007.
COMMENTS