LAASQORAY: DEGMO LEH TAARIIKH FACWEYN (SAWIRRO)

LAASQORAY: DEGMO LEH TAARIIKH FACWEYN (SAWIRRO)

Radio Daljir ayaa booqday degmada qadiimiga ah ee Laasqoray, halkaas oo ay ku yaalaan goobo taariikhi ah oo dhisnaa muddo ka badan hal qarni.

Warbixino dhinacyo badan leh ayaan idin la wadaagi doonaa dhawaan, balse marka hore sawirro horudhaca ah oo muujinaya bilicda magaalada Laasqoray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com