Laba xildhibaan oo Aqalka Hoose ee Mareykanka oo keenay mooshin loogu magacdaray ‘Bunker Buster Act (Xeerka burburinta godadka dhulka hoostiisa)’ oo ku wajahan Iran

Laba xildhibaan oo Aqalka Hoose ee Mareykanka oo keenay mooshin loogu magacdaray ‘Bunker Buster Act (Xeerka burburinta godadka dhulka hoostiisa)’ oo ku wajahan Iran

Mooshinka ayaa xambaarsan ujeedo ah in Mareykanku uu Israa’iil la garabistaago oo u diyaariyo diyaaradaha waaweyn ee wax duqeeya ee loo yaqaan B-2 Bombers iyo bunbooyinka waaweyn ee loo yaqaan ‘Bunker Buster (godad burburiye)’ si Israa’iil markii ay u baahato ugu weerarto Iran.

Mooshinka waxaa keenay xildhibaanka xisbiga dimoqraadiga ee Josh Gottheimer iyo kan Jamhuuriga ee Mike Lawler.

Mooshinkaan markii saddexaad la keenayo, booqashada Netanyahu ee Mareykanka ee asbuuca danbe, iyo khilaafka Ruushka iyo Azerbaijan ayaa la saadaalinayaa in ay tilmaan u yihiin wareegga labaad ee dagaalka Iran-Isra iyo waliba aag dagaal oo horleh oo lagu furayo Ruushka.

FG: The Bunker Buster Act was introduced by U.S. Representatives Josh Gottheimer (D-NJ) and Brian Mast (R-FL) on March 18, 2022, as H.R. 7148 in the 117th Congress. It was reintroduced as H.R. 9206 in the 118th Congress on July 30, 2024, by Gottheimer and Mast, and again on July 2, 2025, by Gottheimer and Mike Lawler (R-NY).

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com